Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray magaaladii uu ku dhashay oo Go’doon ku jirta (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Buula-burte ee gobolka Hiiraan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa safarka waxaa ku wehliyay xubno ka socda hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP iyo UNHCR, waxa ayna u kuur galayeen xaalada abaaraha iyo mida bini’aadanimo ee ka … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray magaaladii uu ku dhashay oo Go’doon ku jirta (Sawirro)